Bismillaah

Gudomiye Ku xigeenka Gudiga Bordhiga Ee Hay`adda Anfac Charity Sheikh Mohamed Muhumed Roble oo ka yimid wadanka Dibadisa ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal waxaana si meeqaam sare ah usoo dhaweeyay masusuliyinta ugu saraysa Hay`adda Anfac Charity.
Deputy Chairman of the Anfac Charity Committee Sheikh Mohamed Muhumed Roble who came from abroad landed from Garaad Wiil-waal airport and the top officials were warmly welcomed. Anfac Charity’s support.